XAALADA MAGANGELYADA KU MEEL GAADHKA AH (TPS)

Wax ka ogoow Xaaladda Magangelyada Ku Meel Gaarka ah (TPS) oona hel macluumaadka muhiimka u ah kuwa hadda haysta TPS.


MAXAY TAHAY XAALADA MAGANGELYADA KU MEEL GAADHKA AH (TPS)?

TPS waa xaalad socdaal ku meel gaar ah oo kaa difaacaya masaafurinta ilaa inta TPS kaadu uu sii jiro.  Dadka haysta TPS waxay sidoo kale xaq u leeyihiin ogolaanshaha inay shaqaysan karaan (Dokumentiga Ogolaanshaha Shaqada ama EAD) waxayna codsan karaan fasax ay ugu socdaalaan meel ka baxsan Mareykanka

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad ku nooshahay Mareykanka oo aadna ka timid mid ka mid ah dalalka soo socda. Guji wadankaaga si aad u akhrido akhbaaraadka iyo macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan TPS.


Afgaanistaan

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Sebteembar 20, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID AFGAANISTAAN:

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Burma/MYANMAR

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Maarso 21, 2024

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID BURMA/MYANMAR:

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


cameroon

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Oktoobar 5, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID CAMEROON: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


El salvador

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Febraayo 13, 2001

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID EL SALVADOR: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Itoobiya

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Oktoobar 20, 2022

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID ITOOBIYA: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Haiti

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Nofeembar 6, 2022

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID HAITI: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Honduras

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Diseembar 30, 1998

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID HONDURAS: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Nepal

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Juun 24, 2015

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID NEPAL: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Nicaragua

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Diseembar 30, 1998

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID NICARAGUA: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


SOOMAALIYA

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Janaayo 11, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID SOOMAALIYA:

La cusboonaysiiyay: Maajo 2022

La cusboonaysiiyay: Sebteembar 2022


Koonfurta Suudaan

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Sebteembar 4, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID KOONFURTA SUUDAAN: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Suudaan

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Agoosto 16, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID SUUDAAN: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Suuriya

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Janaayo 25, 2024

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID SUURIYA: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Ukraine

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Agoosto 16, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID UKRAINE: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Venezuela

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Luuliyo 31, 2023

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID VENEZUELA: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


Yemen

Waxaa laga yaabaa inaad u qalanto TPS haddii aad Maraykanka joogtay tan iyo:

Diseembar 29, 2022

Baro TPS ee dadka wadankaaga ka socda shabakada USCIS.

Haddii aad u malaynayso inaad u qalanto TPS ama aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso TPS, ka codso ballan ILAP.

 

WAXAAN LEEYAHAY TPS MAADAAMA AAN KA IMID YEMEN: 

La cusbooneysiiyay: May 2022

La cusbooneysiiyay: Sebtembar 2022


SIDEEN NAFTAYDA UGA ILAALIN KARAA KHIYAANADA SOCDAALKA?

Taxadar muuji markaad caawinaad u helayso kiiskaaga socdaalka! Iska jir dadka ku nool Maine ee isku daya inay ku khiyaaneeyaan iyagoo iska dhigaya inay kaa caawinayaan kiisaska socdaalka. Dadkani waxay xadi karaan lacagtaada waxayna dhaawici karaan kiiskaaga socdaalka.

Sida ugu wanaagsan ee aad naftaada u ilaalin karto waa adiga oo ka war haya waxa ay dadkani samaynayaan oo aadna ka taxadarto cidda aad u ogolaato inay kaa caawiso kiiskaaga socdaalka.


Dhigaalada ILAP ee ku jira boggan waxaa qoray qareeno iyo wakiillo la aqoonsan yahay, laakiin ma ah mid beddalayso talo sharci.



NAGA CAAWI INAAN HORUMARINO!